Xuska Maalinta Ciribtirka Tacaddiyada ka dhanka ah Haweenka oo maanta ku beegan

0
141

Baladweyne (Radio Beerlula)-Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay ayaa sannadkii 1979-kii ansixiyay sharciga caalamiga ah ee xuquuqda haweenka, kaasoo ku baaqaya in la joojiyo takoorka ka dhanka ah haweenka.

Warbixintan waxaa inoo haya Cabdiqadir Cumar Ibraahin