Xuska maalinta duurjoogta iyo dhirta oo maanta dunida looga dabal degayo.

0
136

Baladweyne (Radio Beerlula)-Golaha guud ee qaramada midoobay ayaa sannadkii 2013-kii meelmariyay in sannad kasta 3-da bisha Marso oo maanta ku began dunida looga dabal dego maalinta caalamiga ee duurjoogta iyo dhirta iyadoona hadafka laga lee yahay maalintan ay tahay in la muujiyo muhiimada ay leedahay dhirta iyo duurjoogta.

Warbixintan waxaa inoo haya Cabdiqadir Cumar Ibraahin.