Xuska Maalinta isku furanka haweenka ee Adduunka oo maanta dunida looga dabal degayo.

0
107

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Sannad kasta 23-ka bisha May maanta oo kale Waxaa dunida laga xusaa maalinta caalamiga ah ee joojinta Fistulada ama isku furanka taas oo sare uqaadeyso wacyigelinta sidii lagu ciribtirilaha xaaladaan caafimaad.

Hey’ada qaramada midoobay u qaabilsan caafimaadka ee loo soo gaabiyo WHO ayaa waxay maanta oo kale abaabushaa taageero caalami ah oo loogu talagalay haweenka si looga hadlo ciribjarida iskufuranka.

Warbixintan waxa soojeedinaya C/qaadir Cumar Ibraahim.