Xuska Maalinta macalinka Soomaliyeed oo maanta ku beegan

0
191

Baladweyne (Radio Beerlula)-Laga soo bilaabo sannadkii 1974-tii sannad kasta 21-ka November waxaa guud ahaan dalka oo dhan looga dabal dega maalinta macalinka Soomaaliyeed si loo muujiyo doorka macalinka.

Macalimiinta Soomaaliyeed ayaa tan iyo markii ay dhacday dowladii dhexe ee Soomaaliya sannadkii 1991-dii dusha u ritay inay wax baran caruurta Soomaaliyeed si loo helo jiil dalka anfaca.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.