Xuska maalinta Naafada oo lagu qabtay magaalada Muqdisho.

0
45

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasaaradda Qooyska iyo Xuquuqda Aadanaha xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka ku qabatay munaasabad lagu xusayay maalinta Caalmiga ah ee naafada oo sanad walbo maanta oo kale laga xuso dunida oo dhan.

Munaasabadda ayaa waxaa ka qeyb-galay Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Bare,wasiirro,xildhibaano,Diplomaasiin iyo marti sharaf kale.

Warkan waxaa inoo haya Cabdimajiid Aweeys Isaaq

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here