Xuska todobaadka dhaqanka Puntalnd oo lagu qabtay duleedka Garoowe

0
99

Baladwayne (Radio Beerlula )-Wasaaradda warfaafinta maamul goboleedka Puntland ayaa Dooxada waaw oo ku taalla duleedka magaalada Garoowe ku qabatay munaasabadda todobaadka dhaqanka Puntland .

Waxaaka qeybgalay munaasabadda madax ka tirsan maamulka Putland,dhallinyaro iyo marti sharaf kale.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim