Barnaamijka dhallinyarada ee Radio Beerlula

0
26

Barnaamijka dhallinyarada ee Radio Beerlula todobaadkan waxaan diiradda ku saareeyna dhallinyarada Beledweyne ee ka ganacsada dharka iyo kuwa tola dharka kuwaasi oo faa-ido dhaqaale ka helay u diyaar garowga Ciidda

Cabduqaadir Cumar Ibraahim