130 ardey oo dhigata jaamacadda Ummadda oo difaacday buuga qalin jabinta

0
295

Baladweyne(Radio Beerlula)- In ka badan 130  oo  ka mid ah ardeyda wax ka barata jaamacadda Ummadda ayaa difaacday buuga qalin jabinta iyadoo dufcaddan ay noqoneyso tii ugu horeysay ee jaamacadda ka qalin jabineysa tan iyo marii dib loo howl galiyay jaamacadda Umadda.

Qaar ka mid ah ardeyda difaacaday buugta qalin jabinta ayaa sheegay inay ka soo dhalaalin doonaa waajibaadka saaran.

Guddoomiyaha jaamacadda Ummadda  Prof Maxamed Axmed Jimcaale ayaa hadal dardaran ah u jeediyay ardeyda buuga difaacatay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here