Baledweyne ( Radio Beerlula )-In ka badan 500 oo ruux oo ka mid ah Barakacayaasha Degmada Kaxda ee Gobalka Banaadir ayaa maanta loo Qeybiyay Deeq Gargaar ah oo ka timid Hay’adda wadaniga ah Tadaamun.
Deeqdaan gargaar ah ayaa ka koobneed Dhar,Macuun,Leerarka cadceeda ku shaqeeyo iyo Tedhooyin.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabdinajiib Aweys Isxaaq.