Shir ku saabsan ka digista xaaladaha halista ah oo lagu qabtay Nairobi

0
28

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Gudoomiyaha Hay’adda Mareeynta Musiibooyinka qaranka soomaliyeed ee SoDMA maxamuud Macalin Cabdulle ayaa magaalada neyrobi ee dalka ka daah-furay shir ku saabsan ka digista xaaladaha Halis wadareedka.

Shirka oo diirada lagu saaray xaaladaha ka digista khataraha aay sawabaan fahaadaha iyo abaaraha ayaa waxaa ka qeeybagalay Agaasimiyaal ka tirsan wasaaradaha DFS iyo xubno ka tirsan Qaramada Midoobay.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabdinajiib Aweys Isaaq.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here