Baladweyne ( Radio Beerlula )-Olole Nadaafadeed ayaa laga sameeyay degmooyiinka Wadajir Hodan iyo Dharkeeynleey magaalada muqdisho ee Caasimada Dalkeena Soomaaliya.
Ololahaan ayaa waxaa iska kaashanayay gudoomiyaasha iyo bulshada ku nool degmooyiinkaasi.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.