Xarun loogu talagalay keydka qalabka dhismaha oo laga dhagax dhigay Baraawe

0
89

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka wasaaradda Howlaha guud ee maamulka Koonfur Galbeed Daahir Cabdi Cabdullaahi ayaa magaalada Baraawe ka dhagax dhigay dhismaha xarunta keydka dhismaha wasaaradda Howlaha guud.

Munaasabadda dhagax ayaa waxaa Wasiirka ku wehlinayey maamulka magaalada Baraawe,Wasiirro iyo Injineero.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabdinajiib Aweys Isxaaq.

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here