Qoysas danyar ah oo deeq raashin ah loogu qeybiyay magaalada Baladxaawo.

0
136

Baladweyne ( Radio Beerlula )-ururka Dhalinyarada isxilqaan ee magaalada Balad xaawo ayaa qoysas danyar ah oo ku nool dagmadaasi uqeybiyay deeq Raashin oo loogu talagalay inay bisha Ramadaan ku afuraan.

Deeqdaan Raashinka ah ayaa ka koobneed bur Bariis sonkor iyo saliid waxaana deeqdaan ka faaiideystay 22 qoys.

Warkan waxaa inoo haya Sacdiya Maxamed Maxamuud.

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here