Caruur baahiyaha gaarka ah qaba oo Muqdisho loogu qeybiyay deeq dhar ah.

0
180

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Gudoomiyaha Ururka Haweenka Gobolka Banaadir ayaa Magaalada Muqdisho Deeq dhar loogu talagalay ciida Carafada ugu qaybisay caruur qaba Baahiyaha gaarka ah.

Deeqdaan dharka ayaa waxaa isugu jiray Dharka Noocyadiisa kala duwan sida Shaaar, Saraawiil, jalaabiib iyo Cabaayado.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here