Baladweyne(Radio Beerlula)- Guddoomiyaha ururka ka hortaga gudniinka fircooniga wacyi gelinta bulshada ee gobolka Hiiraan Maryan Cabdulle Xassan oo u warantay radio Beerlula ayaa sheegtay in kulamo wacyi gelin ah u qabteen haween kala socda xaafaddaha magaalada si looga hortago guddinka fircooniga iyo kufsiga.