kulan wacyi gelin oo ku saabsan ka hortaga guddniinka fircooniga iyo Kufsiga oo lagu qabtay Baladweyne

0
291

Baladweyne(Radio Beerlula)- Guddoomiyaha ururka  ka hortaga gudniinka fircooniga wacyi gelinta bulshada  ee gobolka Hiiraan Maryan Cabdulle Xassan oo u warantay radio Beerlula ayaa sheegtay in kulamo wacyi gelin ah u qabteen haween kala socda xaafaddaha magaalada si looga hortago guddinka fircooniga iyo kufsiga.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here