Baladweyne(Radio Beerlula)-Xubno katirsan Maamulka Degmada Baladweyn ayaa kormeer ku tagay Deegaanka Farma Jabaaleey oo ku yaalla duleedka Galbeed ee magaalada Baladweyne
Ujeedka kormeerkan ayaa ahaa  sidii xubnaha maamulka degmada Baladweyne ay ugu kuur gali lahaayeen xaalada nololeed dadka ku sugan deegaanka farmajabaalley kuwaasoo oo xiligan ay heeysato xaalad nololeed.
Warbixintan waxaa noo haya Cabdulqaadir Cumar Ibraahim Nadaara.