Maamulka degmada Baladweyne oo kormeer ku tagay deegaano ka tirsan galbeedka Baladweyne

0
307

Baladweyne(Radio Beerlula)-Xubno katirsan Maamulka Degmada Baladweyn ayaa kormeer ku tagay Deegaanka Farma Jabaaleey oo ku yaalla duleedka Galbeed ee magaalada Baladweyne

Ujeedka kormeerkan ayaa ahaa  sidii xubnaha maamulka degmada Baladweyne ay ugu kuur gali lahaayeen xaalada nololeed dadka ku sugan deegaanka farmajabaalley kuwaasoo oo xiligan ay heeysato xaalad nololeed.

Warbixintan waxaa noo haya Cabdulqaadir Cumar Ibraahim Nadaara.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here