Wararka Baladweyne: Haween bartay xirfadda dhar tolista oo bilaabay inay mareeyaan nolosha reerkooda. By Radio Beerlula - March 28, 2019 0 323 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Baladweyne(Radio Beerlula)- haween ku nool Baladweyne oo bartay xirfadda dhar tolista ayaa bilaabay inay noloshooda mareeyaan iyagoo xarqaan ku tola xaafadda howlwadaag ee magaalada Baladweyne. Warbixintan waxaa noo heysa Sacdiyo Maxamed Maxamuud. http://radiobeerlula.so/wp-content/uploads/2019/03/Warbixin-dhar-tolista-Sacdiyo-Maxamed-Maxamuud.mp3