Baladweyne(Radio Beerlula)- Gudoomiyaha Degmada Baladweyne , Gudoomiyaha Ururka Haweeynka Gobolka Hiiraan, Maamulka Schoolka Adhalti , xubno ka mid ah Bahada waxbarashada, waalidiin iyo marti sharaf kale ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu sagootinayay 65 arday oo Dhameysatay Galaaska 12 aad Dugsiga Hoose Dhexe Iyo Sare ee Adulti ayaa lagu qabtay magaalada Baladweyne.
Warbixintan waxaa noo haya Cabdulqaadir Cumar Ibraahim Nadaara.