Ardey dhameysatay dugsiga sare Adult oo munaasabad sagootin ah loogu sameeyay Baladweyne.

0
483
Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.
Baladweyne(Radio Beerlula)- Gudoomiyaha Degmada Baladweyne , Gudoomiyaha Ururka Haweeynka Gobolka Hiiraan, Maamulka Schoolka Adhalti , xubno ka mid ah Bahada waxbarashada, waalidiin iyo marti sharaf kale ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu sagootinayay  65 arday oo Dhameysatay  Galaaska  12 aad Dugsiga Hoose Dhexe Iyo Sare ee Adulti ayaa lagu qabtay magaalada Baladweyne.
Warbixintan waxaa noo haya Cabdulqaadir Cumar Ibraahim Nadaara.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here