Baladweyne(Radio Beerlula)- Xulka qaranka Ivory Coast Ayaa 1 – 0 uga badiyay wadanka Koonfur Afrika kulanka ka tirsan qaramada qaaradda Afrika 2019-ka ee ka socda dalka Masar.
Kulankan ayaa ahaa kulankoodii ugu horeeyay.
Qaybtii hore ee Ciyaarta ayaa ku soo dhamaatay bar-bardhac goolal la’aan ah
Qeybtii danbe ee ciyaartan Jonathan Kodjia ayaa daqiiqadii 64 aad Xulka Ivory Coasta u dhaliyay Goolka Guusha.