Koonfur Afrika oo guul darro kala kulantay Ivory coast

0
355

Baladweyne(Radio Beerlula)- Xulka qaranka Ivory Coast Ayaa 1 – 0 uga badiyay wadanka Koonfur Afrika kulanka  ka tirsan qaramada qaaradda Afrika 2019-ka ee ka socda dalka Masar.

Kulankan ayaa ahaa kulankoodii ugu horeeyay.

Qaybtii hore ee Ciyaarta ayaa ku soo dhamaatay  bar-bardhac goolal la’aan ah

Qeybtii danbe ee ciyaartan Jonathan Kodjia ayaa daqiiqadii 64 aad Xulka Ivory Coasta u dhaliyay Goolka Guusha.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here