Baladweyne (Radio Beerlula)-Gudoomiyaha maamulka gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale Madaale ayaa xariga ka jaray Xarunta caafimaadka hooyada iyo dhalaanka ee dagmada Shibis oo dib u dhis iyo qalabeeyn lagu sameeyay waxaana goob joog ka ahaa munasabada xarig jarka gudoomiye ku xigeenka arimaha bulshada gobolka Banaadir iyo ururka haweenka dagamadaasi.
Warbixintan waxaa inoo haya CumarYuusuf Aadan.