Bacaha la saarto guryaha ee laga galo roobka oo loo qeybiyay barakacayaal ku nool Baladweyne.

0
259

Inkabadan 50 qoys oo kamid ah dadkii abaarta kasoo barakacay isla markaana degan kaamka Khabno oo ku yaalla deegaanka Hiiraan-bile ee duleedka Baladweyne ayaa loo qeeybiyay bacaha roobka lagagalo oo lacagta lagu iibiyay uu bixiyay C/qaadir Muxumad Xuseen oo ku nool dalka dibadiisa.

Warbixintan waxaa inoo haya Xaawo Luul Aadan Xuseen.