Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Gargaarka iyo maareynta musiibooyinka Jubbaland ayaa deeq raashiin ah u qeybisay in kabadan laba kun iyo shan boqol oo qoys oo ku nool magaalada Kismaayo.
Warbixintan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey.
Audio Player