Itoobiya oo ansixisay manhaj cusub

0
190

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Xukuumadda Itoobiya ayaa ansixisay manhaj cusub oo dhawaan dalka laga dhaqan gelinayo.

Waxa ku jira manhajkan cusub in la kordhinayo afafka qalaad ee ardaydu baranayso.

Go’aamada cusub ee ay soortaay Itoobiya waxaa kamid ah in dugsiyada hoose lagu bilaabo afar jir,

Dugsiyadda dalka Itoobiya ayaa markii hore lagu baran jiray afka Amxaariga oo kaliya ah.