Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Dhuusmareeb ee caasimada dowlad goboleedka galmudug ayaa waxaa laga dareemayaaa isbadal ku yimid qiimaha shidaalka waxaana xiligan litarkii la iibiyaa waxkayar hal doolar halka uu markii hora la iibin jiray wax kabadan hal dollar iyo bar.
Warbixintan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aaden.