Gudoomiyaha ururka haweenka Dhuusamareeb oo ku baaqday in laga hortago xad gudubyada ka dhan ah haweenka

0
180

Baladweyne (Radio Beerlula)- Gudoomiyaha ururka haweenka  magaalada Dhuusamareeb Dahabo Aadan ayaa sheegtay in ay muhiim tahay ilaalinta xquuqda haweenka iyo kahortagista xadgudbyada loo geeysto, iyadoona hadalkan ka sheegtay kadib markii ay ka qeyb gashay gunaanadka tababar loo qabtay haweenka caasimadda.

Warbixintan waxaa noo haya Cumar Yuusuf Aadan.