Baladweyne ( Radio Beerlula )-Shariif Maxamed geedi madaxa fayadhowrka iyo bilic soocelinta magaalada dhuusamereeb ayaa sheegay in Maamulka Dhuusamareeb uu wado qorshe lagu samaynayo beer lagu xareeyo xoolaha dhex socda magaalada gaar ahaane suuqyada iyo jidadka.
Warbixintan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan