Baladweyne ( Radio Beerlula )-Iyadoo waayadii danbe uu jiray is qabqabsi dhinaca dhulka ah iyo in wadooyinka lasoo galo gudaha magaalad cadaado ayaa Maamulka Degmada waxa uu kasoo saaray amaro
Cabdiraxmaan diiwaan agaasimaha waaxda arimaha bulshada ee dowlada hoose dagmada cadaado ayaa bulshada ugu baaqy in aysan dhisin dhul aan sharci loo haysan waxa uuna sidoo kale bulshada ugu baaqay in ay ka fogaadaan wadooyinka.
Warbixintan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan.