Ra’iisul Wasaaraha XFS oo wasaaradaha ugu baaqay in ay ka fogaadaan musuqmaasuqa

0
104

Baladweyne ( Radio Beerlula )- Ra’iisul Wasaaraha XFS xamse cabdi barre ayaa guddoomiyay shirka bilaha ah ee Agaasimayaasha guud ee wasaaradaha dowlada soomaaliya waxana uu xusay in guul laga gaaray isla xisaabtanka shaqaalaha dowlada oo uu sheegay in 26% shaqaalaha soo shaqo galeen.

Warbixintan waxa noo haya Aadan Cabdi Axmed