Tababar ku saabsan gargaarka deg dega oo lagu qabtay magaalada Gabiley.

0
197

Baladweyne (Radio Beerlula)- Magaalada Gabilay ayaa lagu qabtay tababar ku saabsan gargaarka deg dega waxana tababarkan ka qeyb galay askar iyo saraakiil ka tirsan ciidamada dab damiska Somaliland.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.