Ururka Naafada Somaliland oo agab loogu talo galay dadka baahiyaha gaarka qaba ku wareejiyay maamulka degmada Balligubadle.

0
99

Baladweyne (Radio Beerlula)-Ururka naafada Somaliland ayaa deeq iskugu jira raashin iyo agbka kale oo loogu talo galay dadka baahiyaha gaarka qaba ku wareejiyay maamulka degmada Baligubadle ee gobolka Hawd.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamed Cabdi Saneey.