Haweeenka ku nool Kaamka Siliga ee Garowe oo codsaday in loo dhiso xarun caafimaad.

0
189

Baladweyne (Radio Beerlula)-Haweenkaan oo ku nool kaamka Silig ee magaalada Garowe ayaa ka cabanaya caafimaad daro iyo daryeel la aan soo wajahdo xiliga dhalmada taasi oo sabab u noqota ineey dhiig baxaan

Kaamka Saliga oo kamid kaamamka ku yaalo magaalada garowe ayaan lahayn goob caafimaad oo lagu daryeelo Hooyada iyo dhalaanka.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamad Maxamuud.

Audio Player