Baladweyne (Radio Beerlula)- Gudigga gurmadka fatahaadaha degmada Baardhere ee dhawaan uu magacaabay, madaxweynaha Jubaland ayaa magaalada Kismaayo kulan kula qaatay culimada, gacansatada iyo ururada bulashada rayidka.
Kulan ayaa inta uu socday waxaa looga hadlay sidii loo caawin lahaa daka kunool magaalada Baardheer oo ku hanti belay fatahaadii ka dhacday magaaladaasi.
Warbixintan waxaa noo haya Maxamed Yuusuf Cabdulahi.