Qoysas danyar ah oo deeq sakaatul Fidri ah loogu qeybiyay Hargeysa

0
161

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Inkabadan 800 qoys oo danyar isla markaana ku nool magaalada Hargeeysa ayaa loo qeybiyay deeq raashiin sakaatul Fidri ah oo ay soo dhiibtay Dawlada Sacuudiga.

Deeqdan oo ah qeeybtii 2 aad oo ay bixineeyso doowlada Sacuudiga ayaa loogu tala galay ineey ka faa-ideystaan dadka danyarta ah.

Warbixintan waxa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.