Baladweyne ( Radio Beerlula )-Haweenkan oo ku nool magaalada Kismaayo ayaa u istaagay soocelinta dhaqanka Soomalida iyaga oo magaalada kismaayo ka hirgiliyay xarun lagu ilaaliyo alaabaha dhaqanka
Inta badan xaruntan ayaa waxaa udhameystiran agabka hidaha iyo dhaqnka ay Soomalida laheyd sida dhiisha xaarinka mooyaha iyo kasha filiqa falkda iyo alaabo kale.
warbixintan waxa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.