Kalluumeysatada Deegaanka Goobweyn oo codsaday in laga cawiyo qalabka lagu kalumeysto

0
140

Baladweyne (Radio Beerlula )-Deegaanka Goobweyn ee dhaca waqooyiga Magaalada kismayo oo ah Deegaan Qadiimi ah waxaa ku nool qoysas badan oo ay nolashooda ku tiirsantahay wax soo saarka beeraha, kaluumeysiga iyo xoolaha.

Dadka ku nool degaanka goobweyn ayaa inta badan noloshooda ka mareeya iibinta kaluunka.

Warbixintaan waxa soojeedineysa Xaawo Aadan Xuseen.