Qoys oo ku nool Muqdisho oo afar caruur ah uga dhimatay guri ku soo dumay oo lagu wareejiyay deeq lacageed.

0
137

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Hay’ada Hormuud Salaam Foundition ayaa deeq lacageed oo dhan 5.000 oo dollar gaarsiisay qoys ay caruur kaga dhinteen guri kusoo dumay oo ku yaala degmada Shangaani ee Gobolka Banaadir.

waxa goob joog ahaa madasha lagu wareejinayey deeqda lacagta gudoomiye kuxigeenka Hay’ada Hormuud Salaam Foundition Cabdiraxmaan Ibraahin Cilmi iyo Cabdi Maxamed Xalane oo ah aabaha Caruurta guri kusoo dumay.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.