Howlwadeeno ka tirsan wasaarada Maaliyada jubbaland oo tababar loogu soo gabagabeeyay Magaalada kismaayo.

0
129

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Jubbaland ayaa tababar ugu soo xiray magaalada kismaayo qaar kamid ah shaqaalaha wasaarada Maaliyada , tababarkaan oo ku saabsan sidii sare loogu qadi lahaa aqoonta shaqaalaha hoose ee Wasaarada Maaliyada ee maamulka Jubbaland.

Tababarkan oo socday mudo bil ah ayaa waxa ka faaidaystay qaar kamid ah shaqaalaha wasaarada maaliyada ee maamulka jubbaland.

Warbixintan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey