Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda caafimaadka Galmudug ayaa si rasmi ah ula wareegtay isbitaalka degmada Ceeldheer, ee gobobolka galgaduud kaas oo aan shaqeyn mudo 15 sano ah .
Wasaarada caafimaadka galmudug ayaa shaqaalaha isbitaalka ceeldheer u qabatay tababar aqoontooda caafimaad sare loogu qaadayo
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Aadan Cabdi Axmad.