Baladweyne ( Radio Beerlula )-Munaasabadan oo lagu dooranayay gudoomiyaha iyo gudoomiya ku xigeenka rugta ganacsatada Dhuusamareeb ayaa waxaa ka qeeybgalay masuuliin ka tirsan maamulka galmudug ganacsatao iyo waxgarad.
Doorashada oo aheyd mid daahfuran ayaa xilka gudoomiyaha ganacsatada waxaa utartamay labo musharax oo kala ah Cabdiqadir Maxamuud Fure iyo Cabdiwali Xaaji Ciise Bare halka ku xigeenka utartameen Jimcaale Xalane iyo Cali Cabulahi Cali Xoog.
Warbixintan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan