Deeq gargaar oo laga gaarsiiyay Degmada Afmadoow.

0
99

Baladweyne (Radio Beerlula)-Gudiga fatahaadaha maamulka Jubbaland ayaa deeq raashiin ah gaarsiiyay qoysaskii ay saameysay fatahaada Wabiga Jubba kuwaas oo ku nool degmada Afmadoow.

Deeqdan ayaa ka koobneed rashiinka noocyadiisa kala duwan , Bac roobka laga galo , doomo iyo Dawooyiin.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaney.