Olole ku saabsan ka dagaalanka Tacadiyada ka dhanka Haween oo laga daahfuray Magaalada Muqdisho.

0
131

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasiirka Haweenka iyo horumarinta xuquuqda Aadanaha Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa magaalada Muqdisho ka daah-furtay ololaha 16-ka Maalmood ee la dagaalanka Tacadiyadda loo gaysto Haweenka iyo Caruurta

waxa kaqeyb galay furitaanka ololaha ururada haweenka qaranka gobolka Banaadir ururada Bulshada rayidka iyo marti sharaf kale.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Yuusuf Cabdulaahi.