Biyo dhaamin loo sameeyay qoysas ka barakacay fatahaadda Baladweyne.

0
163

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Ururka hormarinta dhallinyarada Raasamaal ee Baladweyne ayaa deeq biyaha ah gaarsiiyay qoysas danyar ah oo ku nool duleedka Baladweyne kuwaasi oo ka barakacay fatahaadda wabiga shabelle

Deeqdan ayaaa lacagta lagu iibiyay waxaa bixiyay Sanator xasan Iiido Muxumad Xasan Kobac oo kamid ah masuuliyiinta kasoo jeeda gobolka Hiiraan.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya C/qaadir Cumar Ibraahim.