Dood wadaag looga hadlayay dooroshada dalka oo lagu qabtay magaalada Muqdisho.

0
83

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Dalka ayaa lagu qabtay kulan dood ah oo looga hadlayay nuuca doorasho ee lafilayo in ay dalka ka dhacdo.

Kulankan dooda ayaa waxaa soo qaban qaabiyay hay,ada maan waxaana goobjoog ahaa Quburo dhinaca doorashooyinka Siyaasiyiin iyo qaar kamid ah ururada Bulshada Rayidka.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.