Deeq lacageed oo la gaarsiiyay ganacsatadii ku hanti beeshay dabkii kacay suuqa Jowhar.

0
99

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Gudiga ganacsatada magaalada Jowhar ayaa deeq lacageed ku wareejiyay ganacsatadii ku hanti beeshay dabkii 28 bishii Agoosto ee Sanadkan ka kacay qaybo kamid Suuqa Magaalada Jowhar ee Xarunta Maamulka Hirshabelle.

Uruurinta deeqdaan ayaa waxa iska kaashaday Shirkada isgaarsiinta Hormuud, gudiga ganacsatada Magaalada Jowhar iyo Xubno kale oo loo saaaray.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.