Baladwayne ( Radio Beerlula )-Wasiir ku-xigeenka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Galmudug Maxamed Nuur Diini ayaa magaalada Gaalkacyo tababar lagu baranayey xirfado kal duwan sida xirfadaha Korontada j, fuundiga iyo kumbiyuuterka ugu soo xiray qaar ka mid dhallinyarada ku nool magaaladaasi.
Waxa soo qaban qaabiyey tababarkaan lagu baranayey xirfadaha Hay’adda CPD iyo Wasaarada Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Galmudug.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.