Ololaha wacyigilinta 16-ka maalmood oo lagu soo gabagabeeyay Ceergaabo.

0
68

Baladwayne ( Radio Beerlula )-wasaarada shaqo galinta arimaha bulshada ee gobolka Sanaag oo kaashaneysa hay’addaha NAGAAD iyo CARE ayaa magaalada Ceerigaabo kusoo gabagabeysay 16-kii cisho ee wacyi-galinta tacadiyada ka dhanka ah Haweenka iyo dadka nugul.

waxa ka qeyb galay munaasbada lagu soo xirayey 16-kii cisho ee wacyi-galinta maamulka gobolka Sanaag mas’uuliyiin katirsan wasaarada shaqo galinta arimaha bulshada ee gobolka Sanaag iyo madax katirsan Hay’addaha NAGAAD iyo CARE.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.